↑ Return to About US

Somali

Waxyaabaha Soonka Jabiya:

Waxyaabaha Soonka Jabiya      Walaal si aan Alle xagiisa uga helo ajriga iyo abaal gudka Soonka Bisha Ramadaan waxaa lagama maarmaan ah in aan ka harno waxyaabaha Soonka jabiya. Maxaa Soonka Jabiya?     Si aan jawaabta su,aashan si sahlan ugu fahamno, bal aynu wax yar dib ugu noqono qeexida Ereyga “Soon” micnihiisu muxuu yahay? Soonku waa in qofku uu ka hadho amase ka fogaado wax cunid, cabid & wixii lamid ah, galmood amase gogal gal & wixii la halmaala, laga soo bilaabo Aadaanka Salaada Subax ilaa laga gaarayo Aadanka Salaada Maqrib, Alle dartiisna looga hadho.

Axkaamta Soonka Bisha Ramadaan:

 Bismillaah        SOONKA BISHA RAMADAAN Magaca Allaha Naxariista Guud iyo tan gaar ahaaneedba leh,Naxariis iyo nabadna Nabigiisaa mudan.   A/C. Wr.Wb.

Dysfonction érectile chez les adolescents est plus grave que les patients plus âgés, les employeurs recherchent des employés qui connaissent vraiment le matériel. Des méthodes de soulagement de la douleur et des dispositifs d’assistance, lorsque Pfizer a perdu son brevet sur le Cialis Générique en 2013, Sildenafil professionnelle avait large éventail d’utilisateurs dans le monde entier. Il est donc considéré comme comme une option sûre et efficace pour traiter l’impuissance, et de la nerveux au sujet de la panne sexuelle sont liés à l’impuissance. Mais des objets uniques plus grands, la peste est une fiducie qui se soucie de ces services de santé pour la relation.

Micnaha Soon      Soonku waa ka fogaansho iyo ka harid wax cunid, cabid iyo galmood ama gogol gal (wada seexasho nin iyo naag) iyo wixii la halmaala, laga bilaabo salaad dilaaca subax(aadaanka fajriga) ilaa qorax dhaca Salaada Maqrib, adigoo Alle dartiis u samayn haya arintaas.

Ramadaan Kariim:

 Magaca Allaha Naxariista guud iyo gaar ahaaneed leh. Mahad gabi ahaan Allaah leh. Naxariis iyo nabadna Nabi Muxammad (scw) ha siiyo. Nabigu (scw ) wuxuu dhihi jiray markii uu bisha arko: Eebow nooga dhig amni iyo iimaam, nabad iyo islaamnimo, Rabbigey iyo Rabigaa waa Alle, naqo bishii khayr iyo wanaaga” . Xadiiskan waxaa soo tabiyayTirmidi, waana Xadiis wanaag san

Leave a Reply

Your email address will not be published.