Main Menu

Umatul Islam Ceneter
Diintu waa dhaqan soomaaliyey !!!

Magaca Allaha Naxariista Badan baa Mahad gabi ahaanba isgaa leh. Naxariis iyo Nabadna Nabi Muxammed (scw) hasiiyo. Diintu waa dhaqan Muslimiiney!!! Akhristaha sharafta badan lahaw mahad waxaa iska leh Allaha inaga dhiga ummad Muslim ah oo ku abtirsata Diinta diimaha lagu soo gunaanaday (waa Islaamka) iyo Rasuulka ugu fadliga badan ee lagusoo af jaray soo dirida fariin sidayaasha, ( waa Nabi Muxammed scw).

Read more...
 
Ogaysiis

Assalamu  Calaykum  Waraxmatullahi  Wabarakaatuhu

Walaalayaal,  howl dib u habayn ah baa ku socota webka Umatul Islaam  ee  raali ha la ahaado

Assalamu  Calaykum  Waraxmatullahi  Wabarakaatuhu

 
Copyright © 2010 Umatul Islam Ceneter. All Rights Reserved.
Joomla! is Free Software released under the GNU/GPL License.