October 06 2008 07:41:46   
CIID WANAAGSAN
Donate
Navigation
HOME
ABOUT US
ARTICLES
CONTACT US
DISCUSSION FORUM
OUR LOCATION
MUXAADAROOYIN
FAQ
PHOTO GALLERY
ACTIVITIES
MOVIES
RAMADAN
PRAYER TIMES-MINNEAPOLIS
ISLAAMKA & JACAYLKA-2
Users Online
Guests Online: 1
No Members Online

Registered Members: 8
Newest Member: Jackson18
Latest Articles
DIINTU WAA DHAQAN
ISLAMIC WEBSITES

Islam Online
Saydul Fawaa'id
Islam Way
Islam Web
Prophets-Stories
Amr Khalid
Islam-QA
Islam Today
Islameiat
Islamic MSN
Sh. Abdirashid
Hilinka Toosan
Islamic Voice
Manhaj Islam
Tajwid-Home
Al-minbar
Mosshaf Jami'
Reciter
Islam Web
Listen Quaran


Welcome
Welcome to Umatul Islam
WELCOME TO UMATUL ISLAM CENTER
waxyaabo u banaan qofka Sooman أشياء تباح للصّائم

أشياء تباح للصّائم

waxyaabo u banaan qofka Sooman

 
Walaal waxaan ka soo kadalay waxyaaba soonka jabiya, oo ay waajib ku tahay qofka sooman in uu ka fogaado. haatana waxaan ka hadlaynaa waxyaabo dadka qaarkood ay u haystaan in ay soonka jabiyaan, balse aan soonka jabinin, waxaana ka mid ah arimahan hoos ku qoran. 

Waxyaabaha Soonka jabiya مفطرات الصوم
Waxyaabaha Soonka jabiya مفطرات الصوم

Qaytii 3aad

Walaal si aan Alle xagiisa uga helo ajriga iyo abaal gudka Soonka Bisha Ramadaan waxaa lagama maarmaan ah in aan ka harno waxyaabaha Soonka jabiya.

Maxaa Soonka Jabiya?
SOONKA BISHA RAMADAAN-2

Magaca Allaha Naxariista Guud iyo tan gaar ahaaneedba leh,Naxariis iyo nabadna Nabigiisaa mudan.

Micnaha Soon

Soonku waa ka fogaansho iyo ka harid wax cunid, cabid iyo galmood ama gogol gal (wada seexasho nin iyo naag) iyo wixii la halmaala, laga bilaabo salaad dilaaca subax(aadaanka fajriga) ilaa qorax dhaca Salaada Maqrib, adigoo Alle dartiis u samayn haya arintaas.

SOONKA BISHA RAMADAAN-1

بسم الله الرّحمن الرّحيم

السّلام عليكم ورحمة الله وبركاته


Magaca Allaha Naxariista guud iyo gaar ahaaneed leh.

Mahad gabi ahaan Allaah leh.
Naxariis iyo nabadna Nabi Muxammad (scw) ha siiyo.

ISLAM TV
ISLAM TV | Watch more Tv
JADWALKA SALAADA RAMADAAN
WELCOME
QURA'ANUL KARIM
Clock With Names of Allah
25 Al-Mudhell The Giver of Dishonour
Random movie
[ ISLAAMKA & JACAYLKA-2 ] [ ISLAAMKA & JACAYLKA-1 ]
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.
Copyright Umatul Islam; 2007